Godoomiyaha Xisbiga Demoqdaariga Soomaaliyeed(S D P ) Mudane Cabdiraxmaan C/lle Cali Spaa ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado sheegashada Maslax Maxammed Siyaad uu sheegtay Godoomiyenimada Xisbigiisa.Waa nasiib darro in Maslax uu sheegto guddoomiyenimada Xisbi magaciisu horay u jiray...Read More
Godoomiyaha Xisbiga Somali Democratic Party Mudane Cabdiraxmaan C/lle Cali Spaa
Cabdiraxmaan C/lle Cali Spaa waa Hoggaamiyaha Xisiga Dimoqraadiga Soomaaliyeed ( X D S ) waana siyaasi u kacay badbaadinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed ...Read More





Xisbiga Demoqraadiga Soomaaliyeed (SDP) asagoo ilaalinayo shareecada Islaamka iyo xaquuqda aadanaha ayaa wuxuu soo saaray Qodobo hordhac u ah Dastuurka Xisbiga.